Munaasabad qalin jabin ah oo Baladweyne loogu qabtay ardey dhameysay xifitinta qur’aanka kariim-ka.

0
334
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasbadan oo aheyd mid ahy kuqalinjibanayeen inkabadan 25 arday oo dhameysatay xiftinta Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay madrasada Ubaya Bikacab ee magaalada Baladweyne waxaana ka qeybgalay culimada, madadxda shrikadaha, waalidka dhalay ardayda qalinjibineysay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Adan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here