Munasaabad lagu dooranayay Gudoonka xaafadda Buurcad oo lagu qabtay Boosaaso

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga Dhismaha Xaafadaha magaalada Boosaaso ayaa munaasabad ay ku qabteen magaaladaasi waxaa lagu doortay gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa xaafada Buurcad , laanta sanfarow ee Boosaaso.

Doorashada Gudoomiyaha waxaa utartamayay isniimo maxamed oo horay xilkaan uhaaysay iyo Aamino Cali Waabari halka gudoomiyaha ku xigeenka uu tartamay hal musharax waxaana doorshada ay eheed mid gacan taag ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.