Tababar kusaabsan kor u qaadista Dhaqaalaha oo lagu qabtay Qardho.

0
78

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’ada VNG oo kaashanaysa ururka dawlada hoose ee Puntland Algabal iyo dawlada hoose ee degmada Qardho ayaa soo xiray Tababar kusaab hormarinta dhaqaalaha iyo sidii door u qaadan lahayeen Haweenka Degmadaasi.

Xiritaanka Tababarka ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay Degmada Qardho , Haween iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.