Dood wadaag ku saabsan dhibaatada qabyaalada oo lagu qabtay Muqdisho

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa waxaa lagu qabtay kulan dood wadaag ah oo looga hdalayay dhisbaatada ay leedahay qabyaalad.

Waxaa kulankan ka qeeybgalay madax kasocotay dowlada culimo iyo aqoonyahano.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.