Naafadda Muqdisho oo ka dalbatay dowladda Soomaaliya dadajinta dhismaha hay’adda naafadda qaranka

0
306

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kulankan oo ay ka qeyb galeen inta badan naafadda magaalada Muqdisho ayaa looga dalbaday dowladda federaalka Soomaaliya inay dadajiso dhisida hay’adda naafadda qaranka.

Naafadda ka qeyb gashay kulanka ayaa sheegay in baahi weyn ay u qaban in la dhisida hay’adda naafadda qaranka.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here