nalalka cadceeda ku shaqeeya oo laga hir galiyay deegaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose.

0
258

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cabdullaahi Gooni ayaa xariga ka jaray nalalka cadceeda ku shaqeeya oo laga hir galiyay deegaanka Baar-sanguuni oo hoosyimaada magaalada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here