Natiijooyin Cajiib ah oo galabta lagu kala badiyay kulamadii ka dhacay Baladweyne

0
303

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka is dhaxgalka afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta wada ciyaaray kooxaha Xaawo Taako B iyo Kooshin  B.

Kooxda Xaawo Taako B  ayaa 9-1 kaga badisay Kooshin B.

Sidoo kale tartanka Faarax Gubadley oo maraya isreereeb ayaa waxaa galabta garoonka Laqanyo ku wada ciyaaray kooxaha FC Holac iyo Midnimo.

FC Holac ayaa 5-0 kaga badisay  kooxda midnimo iyadoo kooxdan laga badiyay aay isaga hartay Tartabkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here