Nin dhalinyaro ah oo ku nool Baladweyne oo abuurtay shaqo nolosha reerkiisa uu ku mareeyo

0
416

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shariif Cabdulle Daahir Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay shaqo uu nolosha reerkiisa ku mareeyo isago daawooyinka uu geeya xarumaha caafimaad ee ku yaalla xaafaddaha Baladweyne, mararka qaarna garabka ku qaada.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here