Nin dhalinyaro ah oo ku nool Baladweyne oo abuurtay xirfad uu uga marmay inuu tahriibo

0
313

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ismaaciil Xasan Cabdulahi oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay xirfadd nolosha reerkiisa uu ku dabaro taasoo ah cilad bixinta dhalooyinka la daawada, printarada iyo koombitarada isagoo jimacaha iyo khamiistan dhigta jaamacadda Plasma faraceeda magaalada Baladweyne.

Ismaaciil ayaa Radio Beerlula u sheegay in xirfaddan uu sameysatay si uga marmo inuu tahriibo, islamarkana xirfaddan uu baray dhalinyaro kale kuwaasoo hadda ku shaqeysta.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here