Odayaal ku sugan Baladweyne oo ku dhawaaqay inay diyaar u yihiin in nabad lagu dhameeyo coladdii ka dhacday deeganno u dhexeeya Matabaan iyo Guriceel.

0
292

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxgaradka mid ka mid ah beelihii dhawaan ku dagaalamay deeganno u dhexeeya degmooyinka Matabaan iyo guriceel oo kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa ku dhawaaqay in dhankooda ay diyaar u yihiin inay nabadda qaatan islamarkana dhanka kale looga baahan yahay inay nabadda qaatan.

Odayaal dhaqameedkan ayaa si wada jir ah u sheegay inay ka go’an tahay in wada hadal lagu xaliyo coladda iyagoo beesha kale ka dalbaday inay dhankooda ka shaqeeyaan nabadda.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here