Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubaland Ijineer Ismaaciil Axmed Garas ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray labada talaal ee oofwareenka, Shubanka iyo Ololaha Talaalka isku dhafan ee Oofwareenka iyo Jadeecada.
munaasada daahfurka talaaladan ayaa waxa kasoo qeyb galay wakiilo kasocday hay’adaha bahwadaagta la ah wasaarada caafimaadka Jubaland agaasimo waaxeedyo iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.
Audio Player