Olole Nadaafadeed oo lag sameeyay qeybo ka mid ah Muqdisho.

0
162

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Olole Nadaafadeed ayaa laga sameeyay degmooyiinka Wadajir Hodan iyo Dharkeeynleey magaalada muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya.

Ololahaan ayaa waxaa iska kaashanayay gudoomiyaasha iyo bulshada ku nool degmooyiinkaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here