Baladweyne (Radio Beerlula)- Dawladda hoose ee Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa olole nadaafadeed ka sameeysay qeybo kamid ah magaaladaasi.
Ololahaan nadaafaded aya loogu gol leeyahay sidii loo soo celin lahaa bilicda magaalada Hargeysa.
Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.