Olole nadaafadeed oo laga sameeyay xeebta magaalada Kismaayo

0
223

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Sohyo qaybtiisa Magaalada Kismaayo ayaa agabka loogu tala galay nadaafadda u qeybiyay dadka danyarta ah ee daggan Kaamka Qoryooley ee Xaafadda Farjanno iyadoona agabkan loo qeybiyay ay olole nadaafadeed uga sameeyeen xeebta magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.