Qaar ka mid ah dhalinyaradii sariflayaasha Baladweyne oo abuurtay shaqooyin kale

0
387

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaro badan oo nolosha reerkooda ka dabari jiray lacagaha ay ka helaan sarifka lacagaha qalaad ayaa tan iyo markii meesha ay ka baxday  lacagtii shilinka Soomaaliga laga isticmaali jiray magaalada Baladweyne bilaabay inay abuurtan ganacsiyo yar yar oo nolosha reerkooda ku dabaran.

Qaar ka mid ah dhalinyarada ayaa Radio Beerlula u sheegay in ay abuurteen fursado shaqo oo nolosha ay ku dabaran.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here