Qoys danyar ah oo ku nool duleedka Baladweyne oo lagu wareejiyay guri loo dhisay.

0
429

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cabdicasiis Maxamuud Muudey oo ka mid ah dhalinyarada isku xilqaamay caawinta dadka baahiyaha qaba iyo kuwa danyarta ayaa guri ka kooban laba qol ku wareejiyay hooyo Kaaho Xassan Maxamed oo ku nool deegaanka Banaaney ee duleedka Baladweyne halkaas laga dhisay guriga iyadoo markii hore ku nooleyd guri aan celin Karin dhibicida roobka iyo qabowga habeenkii.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here