Qoysas barakacayaal ah oo ku nool duleedka galbeed ee Baladweyne oo biyo nadiif ah loo qeybiyay

0
298

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Baladweyne ayaa biyo dhaamin u sameeyay barakacayaasha ku jira Xerda shiiloow oo ku taala duleedka galbeed ee magaalada Baladweyne

Ustaad Sakariye oo kamid ah maamulka jaamacada baladweyn iyo  qaar ka tirsan ardayda jaamacada Baladweyne ayaa sheegay in qarashka  biyahan lagu keenay ay iyaga iska soo aruuriyeen

Sidoo kale qaar kamid ah dadka ku sugan kaamka shiiloow oo biya dhamintan loo sameayay ayaa ka mahadceliyay.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here