Qoysas dan yar ah oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa ka faa’ideystay deeq hilib ah oo la soo gaarsiiyay

0
706

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 150 ruux oo isugu jira agoon danyar barakacayaal iyo waayello oo ku sugan magaalada baladweyn ayaa ka faa’ideystay deeq Hilib ceyrin ah oo uu bixiyay Fahad Salmaan Al Axmadii oo ku sugan Sacuudiga.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here