Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 800 qoys oo danyar isla markaana ku nool magaalada Hargeeysa ayaa loo qeybiyay deeq raashiin sakaatul Fidri ah oo ay soo dhiibtay Dawlada Sacuudiga.
Deeqdan oo ah qeeybtii 2 aad oo ay bixineeyso doowlada Sacuudiga ayaa loogu tala galay ineey ka faa-ideystaan dadka danyarta ah.
Warbixintan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.