Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay madaxweynaha cusub ee bangiga Adduunka

0
368

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington  kulan kula qaatay madaxweynaha cusub ee Bangiga Adduunka, David Malpass.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha cusub ee Bangiga Adduunka ayaa ka wada hadlay dardar-gelinta howlaha dib-u-habeynta hay’adaha dowladda.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka waramaya arriimaha kale ee kulanka diirada lagu saaray.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here