RW Soomaaliya oo boqolaal shacab ah kula hadlay dhuusamareeb

0
399

Baladweyne(Radio Beerlula)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu magaalada u yimid in reer Gal-mudug uu kala shaqeeyo dhismaha Dowlad gobaleed loo dhanyahay, sal adag oo ka shaqeeya danaha reer Gal-mudug iyo guud ummadda Soomaaliyeed.

Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in dhalinyarada Galmudug looga baahan yahay inay muujiyaan midnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here