Saddex kooxood oo ka haray tartanka kubadda cagta ee ka socda magaalada Baladweyne.

0
420

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha olombikadda gobolka Hiiraan Cali Maxamed Cabdi Raaxooy ayaa Radio Beerlula u sheegay in saddex kooxood oo ka mid ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka ka socda magaalada Baladweyne ay ka hareen tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here