Wabiga shabeelle ee dhaxmara magaalada Baladweyne oo biyo keenay.

0
934

Baladweyne(Radio Beerlula)- Boqolaal shacab ah oo ku nool magaalada baladweyne ayaa ka hor inta uusan biyo keenin wabiga shabelle la dalaan dhacayay biyo xumi soo wajahday kadib markii Dhadhanka iyo midibka biyaha aay is badaleen.

Qaar kamid ah shacabka magaalada baladweyne ayaa radio Beerlula u sheegay in markii hore isticmaalka biyahya wabiga shabelle aay dhibaatooyin badan ku qabeen islamarkaasina aay hada ku faraxsanyihiin inuu biyo keenay wabiga shabelle.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here