Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta Galkacyo

0
527

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee qudaarta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug  ayaa laga dareemaya sara kac ku yimid kadib markii uu biyo yareeyay webiga shabeelle oo inta badan biyihiisa lagu tabici jiray beeraha.

Mid ka mid ah haweenka qudaarta ku iibiya magaalada Galkacyo ayaa ka warameysa sameynta ay ku yeelatay sara u kaca ku yimid qudaarta.

Agaasimaha arrimaha bulshada  dowladda hoose ee Galkacyo Axmed Qur’aan Jecel  ayaa shacabka ku booriyay inay kordhiyan tacbashada beeraha.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here