Shaqaale ka tirsan wasaaradda maaliyadda Puntland oo loo xiray musuq maasuq

0
373

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka maaliyadda Puntland Xassan Shire Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in xabsiga la dhigay shaqaale ka tirsan wasaaradda maaliyadda kuwaasoo oo ku kacay falal musuq maasuq ah.

Xassan Shire Cabdi ayaa tilmaamay in maxkamadd la horkeeni doono xubnaha ku eedeysan falalka musuq maasuqa ee ka tirsanaa wasaaradda maaliyadda Puntland.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here