SAWIRRO+DHAGEYSO: Dhibaatada laga dhaxlay isticmaal la’aanta shilin Soomaaliga Baladweyne

0
592

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dadka ugu badan ee dhibaatooyinka ka dhaxlay isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga ayaa waxaa ka mid ah qoysaska barakacayasha ee ku nool xeryaha ku yaalla xaafaddaha magaalada Baladweyne.

Qaar ka mid dadka barakacayasha ee ku jira kaamka wada jir oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa Radio Beerlula uga warmay dhibaatada ay ka dhaxleen isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here