Shilin Somali la’aanta ka jirta Baladweyne oo sameyn ku yeelatay ganacsiyada yaryarka

0
314

Baladweyne(Radio Beerlula)- isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga ee ka jirta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sameyn ku yeelatay ganacsiyada yar yar ee Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo diyaariyay Cumar Yusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here