Shir looga hadlayay doorka haweenka ee siyaasadda oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
381

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay shir looga hadlay sida haweenka ay uga qeyb qaadan karaan siyaasadda dalka kaasoo socday muddo labo maalmood ah.

Shirkan ayaa loo arka mid haweenka ku dhiri gelinaya inay kaalin ka qaatan siyaasadda dalka.

Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Hiiraan Farxaan Cumar Carte ayaa  Radio Beerlula sheegtay in shirkan faa’ido badan laga dhaxlay.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here