Shir looga hadlayay nidaamka dad dhigista casriga ah oo laga furay Muqdisho.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha XFS xidhibaan Saadaad Maxamed Nuur ayaa magaalada muqdisho ka furay shir looga hadlaayo nidaamka dad dhigista casriga ah.

Shirka ayaa waxaa ka qayb galay musuuliyiin kamid ah Heer federaal iyo Heer Dowalad gobaleed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.