Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe si rasmiya uga daah furay shirka Jihaynta Siyaasadda maamulka Puntland, kaas oo looga golleeyahay Hay’ado tayaysan iyo adeegyo joogta ah oo shacabka Puntland ay helaan.
Wasiirka Wasaradda Qorshaynta,Hormarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ee puntland Cabdiqafar Cilmi Xaange ayaa ka waramaya ahmiyadda shirkan.
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulahi Dani ayaa xubnaha ka qeyb galaya shirkan kula dardaarmay inay ilaaliyaan sharuucda dalka.