Shirka madasha guddiyada dastuurka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe.

0
361

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shirka 4aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo  Heer Dowlad Goboleed ayaa lagu soo gabagabeeyey  magaalada Garoowe iyadoo laga soo saaray Qodobo muhiim ah.

Shirkan waxaa ka qeybgalay Guddiga La Socodka ee dib u eegista Dastuurka Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo mudane Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid) guddoomiyaha guddigaasi,Guddiga Madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka,Guddoonada Barlmaanada iyo Guddiyada Dastuurka ee Dawladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here