Shirkaddaha ka howlgala magaalada Baladweyne oo fursado shaqo ay ka heleen dhalinyaro badan

0
321
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaro badan oo ku sugan magaalada Baladweyne  ayaa fursado shaqo ka helay qaar kamid ah  shirkadaha ka howlgal magaalada waxaana Shirkadahaasi  kamid ah Shirkada Daabacaaada ee  Saanjad.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here