Shirweynaha aragti-wadaaga xakameynta wararka been abuurka ah oo lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka iyo Saameynta Bulshada ay ku leeyihiin kaasi oo socday mudo labo maalin ah

Waxyaabaha manta looga dooday shirka ayaa waxaa kamid ah xal u helidda Faafinta Wararka Been Abuurka ah iyadoo ay ka qeybgaleen Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska,XFS Ergayga Bani Aadamnima, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Danjire Yuuuf Garaad, Wariye Cabdirisaaq Catoosh iyo Abuukar Albadri oo ah Wariye u dhaq dhaqaaqa xorriyadda saxaafadda.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin