Shirweynaha badqabka abuurka beeraha oo lagu qabtay Garoowe.

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda Puntland ayaa magaalada Garowe ka daahfurtay shirkan oo looga hadlaayo badqabka abuurka iyo sunta wadanka laga isticmaalo.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeeybgalay madaxda wasaarada beeraleyda Puntland ardeyda barato cilmiga beeraha iyo madax kasocotay hay,ad GIZ.

Agaasimaha guud ee wasaarada beeraha Puntland Aadan Cabdi Jaamac ayaa kawaramaya ahmiyada shirka.

Warbixintan waxa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.