Suuq Ganacsi oo laga hergiliyay magaalada Hargeysa oo xariga laga jaray

0
50

Baladweyne(Radio Beerlula)-Duqa magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaliland Cabdikariin Axamad mooge ayaa xariga ka jaray xarun ganacsi oo ay magaaladaasi ka hergeliyeen dhallinharo si door ay uga qaataan hormarka ganacsi isla markaana ay uga maarmaan ineey ka tahriibaan dalka.

Xaruntan ganacsi ayaa ka kooban qeybo lagu iibiyo dharka ,kabaha iyo iyo electronically.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.