Baaq nabadeed oo loodiray beelaha ku dagaalamaya degmada Diinsoor

0
87

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta XFS Saalax shariif Siidkey ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelo Walaalo ah oo Ku dagaalamaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay inay si Shuruud la aan ah ujoojiyaan Xabada.

waxa uu sheegay in doowlada soomaliya wax kasto ku bixin doonan sidii loojoojinlahaa colaada  degmada diinsoor.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen