Tababar ku saasaban isbedelka cimilada oo lagu qabtay Kismaayo

0
79

Baladweyne(Radio Beerlula)-Ururuka dhalinyaradda Cagarsan oo kaashanaayo wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Maamulka Jubbaland ayaa tababar aqoon kororsi ah u qabtay ardayda Kuliyadaha Jaamacada Plasma Faraceeda Degmada Kismaayo.

Tababarkaan loo qabtay ardayda dhigato jamacadda Plasma faraceeda kismaayo ayaa lagu baranayay isbadalka cimilada iyo sameeynta ka dhalata.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys isaaq