Mid kamid ah dhalinyarada Baladweyne oo istaagay uruurinta deeq lacageed oo lagu ciidsiinayo agoonta.

0
52

Baladweyne(Radio Beerlula)-Abuukar Xasan isxaaq oo kamid ah Ganacsatada Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay in uu uruuriyo taburucaad loogu talagalay in lagu ciidsiiyo qoysaska danyarta kuwaas oo ku nool Kaamamka ku yaalo Magaalada islamarkaana bulshadda iyo Ganacsatada kale ugu baaqay ineey door ka qaataan sidii looga farxi lahaa caruurta danta yar ah.

Waalidiinta ayaa xiliyadaan oo kale ka fikira ineey caruurtooda ciidsiiyaan waloow dadka danta yar aanay u awoodin ineey wax iibiyaan maadama ay ku adagtahay helitaanka wixii ay cuni lahaayeen.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.