Tababar ku saabsan daaweynta xoolaha oo lagu qabtay magaalada Dhoobley.

0
77

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudoomiyaha degmada Dhoobley Xasan Cabdi Xaashi ayaa daah furay tababarka aqoontood iyo Xirfadood kor lagu qaadayo dadka Xoolaha dhaqtada.

Tababarka ayaa waxaa iskaashanayo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowalad Gobaleedka Jubbaland iyo maamulka magaalada Dhobley kaasi oo dadka xoolo dhaqtada ah lagu barayo cashiro kusaabsan sid xoolaha loo daaweeyo.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.