Tababar ku saabsan ganacsiga oo laga furay Hargeysa

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda maaliyada Soomaliland ayaa tababar u furay 25 ka mida ganacsatada hargaysa.

Tababarkan ay soo qaban qabisay wasarada maliyada soomaliland ayaa ganacsatada lagu bari doonaa habkii ay u fahmi lahayeen kororka iyo hoos u dhaca ganacsigoda.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.