Tababar ku saabsan habka wax baridda oo loo qabtay Macallimiinta dugsiga caalamiga ee Muqdisho.

0
200

Baladweyne (Radio Beerlula)-Macalimiin iskugu jira rag iyo haween ayaa Magaalada muqdisho lagu qabtay Tababar kusaabsan habka wax baridda waxaana loo qabtay Macallimiinta Dugsiga Mogadishu International.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi

Audio Player