Tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha oo ka furmay Muqdisho

0
383

Baladweyne( Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa waxaa ka furmay tababar lagu baranayo ilaalinta xaquuqda aadanaaha waxana ka qeyb galaya saraakiil ka tirsan ciidamada booliska Soomaaliya.

Tababarkan ayaa socon doona muddo labo maalmood ah waxana tababarka bixinaya xubin ka tirsan ciidamada booliska ingiriiska.

Sareeye Guuto Cabdulahi Xassan Bariise taliyaha hogaanka ilaalinta canshuuraha ayaa ka waramaya ahmiyadda tababarkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here