Tababar ku saabsan qaabka dhalinyarada ka baxda dugsiyada sare ay ku dooran lahayeen kuliyadda ay doonayaan oo lagu qabtay Baladweyne.

0
372

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar ardeyda ka baxeysa dugsiyada sare lagu barayo qaabka ugu haboon ee ay u dooran lahayeen kuliyadda ay doonayaan ka hor inta aysan bilaabin jamaacaddaha.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here