Tababar loo furay macalimiinta saxaya imtixaankii la qaaday sannadkan

0
354

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Somaliya Cabdulahi Goodax Bare ayaa tababar u furay 160 macalin oo sixi doona imtixaanka qaran ee sannadkan la qaaday.

Cabdulahi Goodax Barre ayaa macalimiinta tababarkan ka qeyb galaya kula dardaarmay inay gutan waajibaadka loo igmaday , si loo hubiyo ardayga wax bartay ee dadaalay iyo kan aan dadaalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here