Tababar xirfad lagu barayo 200 oo dhalinyaro ah oo ka furmay Muqdisho

0
556

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furay 200 oo ruux oo iskugu jirta wiil iyo gabdho kuwaasoo la bari doono xirfadda soolarka cad cadeeda ku shaqeeya iyo horumarinta xirfadda ganacsiga.

Munaasabadda daah furka tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, madaxda hay’addaha iska kaashanaya fulinta tababarkan iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here