Tababarka lagu baranaayay sida loo uruuriyo xogta oo lagu soo gaba gabeeyay Baydhabo.

0
59

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Galbeed Koonfur Mudane Hassan Abduqaadir Mohamed ayaa Tababar usoo Xiray Qaar kamid ah Shaqalaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee magaalada Beydhabo.

Tababarka ay lagu Baranaayay sida loo aruuriyo Xogta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.