Taliska Baladweyne oo ka dalbaday ganacsatada inay ka digtoonadan iibinta hubka macmalka ee caruurta ku ciyaaran

0
366
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Taliyaha ciidamada booliska Baladweyne gaashanle Cabdi Cumar Siyaad ayaa sheegay in ganacsatada magaalada looga baahan yahay inay ka digtoonadan iibinta hubka macmalka ee inta badan caruurta ay ku ciyaaran maalmaha ciida isagoo sheegay in cidii lagu arko  talaabo laga qaadi doono.

Gaashanle Cabdi Cumar Siyaad ayaa ka codsaday shacabka inay ka shaqeeyaan ammaanka.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here