Taliska booliska Baladweyne oo sheegay inay laba jibaareen ammaanka xarumaha uu ka socdo imtixaanka shahaadiga

0
356

Baladweyne(Radio Beerlula)- Taliyaha ciidamada booliska Baladweyne Gaashanle Cabdi Cumar Siyaad ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ay laba jibaareen ammaanka xarumaha ay ka socdan imtixaanka shahaadiga ee ku yaalla Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here