Ugu yaraan 340 qof oo lagu xiray guud ahaan Ruushka.

0
51

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guud ahaan Ruushka ayaaUgu yaraan 340 qof lagu xiray tan iyo geeridii Alexei Navalny, sida ay sheegtay kooxda xuquuqda aadanaha ee Ruushka OVD-Info.

Kooxda ayaa sheegtay in tiradii ugu badneyd ee la xiray laga soo xiray St Petersburg iyo Moscow.

ugu jireen inay ubax dhigaan taallo loogu talagalay dhibanayaasha cadaadiskii Soofiyeedka, darbiga murugada, iyo sidoo kale xusuusta magaalada ee Solovetsky Stone oo lagu xusayo maxaabiista iyo dhibanayaasha cadaadiska siyaasadeed.