Wadanka Brazil oo gudbay semi-finalka Copa America

0
364

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xulka martigeliyaasha ee Brazil ayaa u soo gudbay semi-finalka Copa America ka dib kulan xamaasad lahaa oo ay wareega sideeda kaga badiyeen Paraguay oo 10 nin ku ciyaareysay.

Brazil ayaa rigoore 4-3 ah ku badisay ka dib markii waqtigii caadiga ahaa uu ku dhamaaday goolal la’aan inkastoo Brazil ay ciyaarta maamuleysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here